Duceysaneyaal geeshkayagow guuleysta!
Ummadda Soomaaliyeed inta fayoow ee caafimaadka qabta baa dal & dibedba duco & dadaal la garab istaagsan halganka looga sifeynayo meelaha ay kusii dhuumaalaysanayaan haraadiga Khawaarijta jid & jihodiidka ah ee jabka & hoogga ba'an la kulmay.