Laba sanno ayaa ka soo wareegatay markii hal maalin goob lagu wada laayey dad shacab ah oo aan waxba galabsan, sheekada taariikhdan ayaa diiradda saareysa tallaabooyinkii uu qaaday duqii Muqdisho ee xilligaas @ThabitMhd . https://t.co/NoiNL07IKA via @caasimadda
Hambalyo wiilkayga Mohamed Thabit oo maanta Dugsiga Sare ka qalinjabiyay. Cilmi naafac ah oo fure u noqda Waxbarashadiisa Sare ee mustaqbalka Allaha uga dhigo, InshaAllah.
Waa maalin kale oo farxad inoo ah, Alxamdullilah!
Hambalyo Madaxweynaha 10aad JFS ee loo doortay Mudane @HassanSMohamud.
Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo mas’uuliyadda weyn ee loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh, xilli adag oo u baahan heshiis bulsho, sareynta sharciga iyo dad & dowladdooda aan baqdin kala qabin.
Ma garan karo wax aan ku cabiro cadowgan argagixisada ah ee ummadda Soomaaliyeed dabar goynta ku haya, gaar ahaan iftiinka nolosha iyo haldoorradeena.
Waxaan tacsi u dirayaa intii ku dhimatay qaraxii argagixiso ee ka dhacay #AfrikHotel, oo ay dad qiima badan inooga baxeen.
Waxaan ku hureyn habaar laguma darsado.
Si walba & sabab kasta, yaanan looga darin dalka wadajirkiisa, nabadda & horumarka. Inta cid kale inoo meerin laheyd aan inagu tanaasul la nimaadno. Hebel ku xumeey iyo haanta kaligaa buuxso horaa loogu hoobtay ee hankeena intaa ha dhaafo.
Allaha u naxariisto dadkii qiimaha badnaa ee galabta cadowgu ku gumaadeen xeebta #Liido, gaar ahaan #EliteHotel ee #Mogadishu inta dhaawacana Allaha caafiyo. Waa ayaan darro weyn in maalin walba aan lumino dadkeenii qiimaha iyo waxgalka lahaa. 1/4...
Doodda Barlamaaniga ah ee khuseysa Gobalka Benaadir, ma taabaneyso qof, qoys iyo qolo gaar ah. Waa qadiyad Soomaaliyeed oo u baahan in si siman looga jawaabo, si Soomaalinimo ah loogu istaago, oo wax wanaagsan laga soo saaro. Fadlan qoraalka oo dhameystiran lifaaqa ka aqriso.
What happened on Wednesday (20th November) was the WORST & most traumatic experience in my life! My sister Almaas (AUN) & I flew from Nairobi that morning to Mogadishu for a workshop in Halane. 1/5
Laba sano ka hor maanta oo kale Gudoomiye @ThabitMhd ayaa si dareenleh tiiraanyada ugula qeyb saday kumanaan shacab ah oo isugu yimid garoonka Ex Stadium Konis.
Shirka Bilaha ah re W. Qorsheynta @MoPIED_Somalia ayaa looga hadlay Ansixinta #QHQ-9aad, Diyaarinta Istaraatijiyada Maalgashiga iyo Sahanada tirakoobka ay Sameeysay Ag Statistic ee kala ah Caafimaadka, Sahanka reer guuraaga iyo mashaariicda Socda qiimeyntoda @AmbGamal@SomaliPM
#14October2019 will mark two years since the most deadliest terror attack in Somalia. Two years on, the streets along 14 October (ExZoobe) junction have bee renovated and new buildings have come up, but mental scars and the anguish left behind by the attack are still on.