@HalimaAIGutale@HassanSMohamud Adigu ma tukada wada qoor qawane ? Mida kale culumadu ma ka hadli karan dhul dowlo ledahay oo ay u bahatay wa sharci waxi laga dhiso in aad deyn kartid hadad dontana dumin kartid ee mucarad nimada halka ka gashay mel kale Alaha ka siyo.