I cannot wrap my head around why leaders of 54 African countries, representing an entire continent, collectively journey to meet the leader of just one nation.
Italy-Africa Summit
Russia-Africa Summit
US-Africa Summit
China-Africa Summit
France-Africa Summit
Saudi-Africa Summit
Turkey-Africa Summit
India-Africa Summit
Blah Blah Africa Summit
Surely, #Africa deserves better.
Saraakiisha amniga ee qaraxyada in ay kudbaan u fududeeyo Khawarijinta layaanka ah,
Shacabka neh in ay baraha koontroolka dhib ku soo gudbaan ma xaqbaa
Xisaabtan dhab ah waa in uu jiraa
Anaga oo fulineyna amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee ahaa in ay waxbarasho bilaash ah helaan dhammaan ubadka Soomaaliyeed ee waalidiintooda ay ku shahiideen qaraxyadii argagixisanimo, waxaan balanqaadeynaa inay Wasaaradda Waxbarashada siin doonto ubadkaas waxbarasho.
Madaxweyne @HassanSMoxamuud waa in uu dhalinyaradaan ku wareejiyo hubka dawladda oo dhan si ay ula dagaalaman Khawarijinta ee uga xoreeyan dalka.#dhalinyaroy kaca
.... aan iska qaadno dulinimada
Isla Xisaabtanku waa inuu ka bilowdaa
@SomaliPM. #Weerarkii#Zoope
Musiibo qaran oo ay ku dhinteen dad 100 ka badan, kuna dhaawacmeen 300 ka badan ayaa shalay Xamar ka dhacday.
Maydadka ayaa la kala garan waayay. Halka Raysulwaaare Xamza, Guddoomiye Adan Madoobe, Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo masuuliyiin kalena ay xalay Turkida la xafladeynayeen!
@FaadumoAli11 Dadka aan ka barno qabyaalada meeshe na dhigday...adunkii baa naga tagay
Waxaan qabaa.. hada gacanta aan is qabsano wadatashi nh aan samaysano waayo meel aan iska qaba garno baa joogna