Ninku waa inuu dhisaa 3 shay:
1. Jir xamili kara cadaadiska.
2. Maskax aan argagixin marka xaaladdu adkaato.
3. Xirfad dakhli keenta.
Haddii mid ka maqnaado, labada kale way saameynayaan.
Ninku waa inuu dhisaa 3 shay:
Jir xamili kara cadaadiska.
2. Maskax aan argagixin marka xaaladdu adkaato.
3. Xirfad dakhli keenta.
Haddii mid ka maqnaado, labada kale way saameynayaan.
Hablo weerar geli kara,
Hablo geela dhicin kara,
Hablo geesi dili kara,
Gobannimona hanan kara.
Hablo talada goyn kara,
Garta madal ka niqi kara,
Garashana iskaga mida,
Qurudana ka wada goba;
Geesteena mooyee,
Geyi kale ma joogaan.
Abwaan Hadraawi ✍🏾
Sharaf ayey ii ahayd inaan ka mid noqdo kooxda Somali Business ee ka qeyb qaatay tababarka ay la qabteen Somali Bankers Association (SBA).
Aniga oo ka shaqeeya cilmi-baarista, waxaan diiradda saaraa xog sugan iyo falanqayn hufan oo muhiim u ah go’aannada maaliyadeed.
Wareysi aan siiyay @GoobjoogMedia ayaan kaga hadlay arrinta tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed. Tahriibku wuxuu noqday caqabad weyn oo dhalinyarada ka hor istaagta fursadaha nololeed, balse xalalka dhabta ah laga heli karo gudaha haddii aan si wadajir ah uga shaqeyno.