The focus of my life is for the new generation to have a stable policy and the rule of law and to respect the different views that do not affect the future
Xasilonidii oo qofa ayaa manta soo garay muqdisho @OmarSharmarke omar xili laguu bahnaa ayaa timid waxana rajenayaa inaad qeyb ka noqoto isbadalka siyassdeed ee dalka.
Waa xiligii la soo af jari lahaa fasahada siyasadeed ee soo bilamatay 2017.
@jeebkujire @MohamedHRoble@SaidAbdullahiDe Caliyow dowlada hoose ee xamar ayaa shaqo kaa rabto siyasada maamul gobaledyada shaqadaada melna kama soo gasho state ma tihid heer qarana ma aadan garin ee maa shaqadada qabsato walalow
Waxaan aad ugu xumahay in maxamed mursal uu ku xiran yahay qol kamida qolalka madaxtoyada somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo @M_Farmaajo fadlan soo fasax xildhibanka Musharaxa ahi.
Musharaxsi hala radiyo intan ma wayin sidii ikran tahliil.
@M_Farmaajo waa dhaxalkaaga rasimaga ah ee tas ogow Xog: Xubno ka tirsan NISA ‘oo dili rabay’ guddoomiye Dhabancad oo la qabtay https://t.co/8S5QYc23n3 via @caasimadda
Wasirka Arimaha Dibada Somaliya ayaa ka masula cawa wixii ka dhacay magalada Galkacyo madama aan cidadamada lesku dhafin in cidamo laga soo kexesto xamar lana dulkeyno ciidamo maamul Nabdon oo aan garaneen askar hubeysan waa indho la'antii 5 sano so jirtay.
@Abdlatifsanyare
Fahad yasiin Xaji Dahir fariin iga garsiiya "walalow damacaga waxaa wax ka qaban kara madasha wadatashiga Qaranka uu hogaminayo @MohamedHRoble &shanta madaxweyne ee Maamul Gobaleed hadii aadan ku qancin ragasina waxaa fursad u heysataa inad mar labad tar tanto oo aad shubanto".
@M_Farmaajo wuxuu belihiyey Rerkii u ka dhashay dadkii la daganaa gobalka habenba mashruuc ayuu u soo dhajiyaa iyagana ma awodan iney yirahdan aderow wuu socon wayey damacaga ee iska rali ahow hana naga rebin Jamhuriyada Federalka& hayanka Degan Dorashadeyna.
Ramadan wanagsan
@Abdulkullane iyo kudladii NISA waxaa lagu gaday Xeer Hosadka Barlamanka inta aan la soo xirin Kulanka ajandihiisa ayaa les hor istagaa lakin hadii la xiray kulanka wixii ka danbeeyo wa dhacdoyinka ciyaal werada @mahadsalad askarta intey xerarka baraneyso u dajiyo PLZ.