Subax walba way ka qiima badantahy, mida shaley inad maalinkaga mid kuu wanagsan ka dhigataa waxey ku xirantahay waxad subaxdaadii ku bilaabato.
Subax wanaagsan saaxiibayaal 🖤
Noloshada waxa ugu muhiimsan waa waqtigaga iyo cafimadkaga malinta qiyamaha a walagu weydin dona ekaga faidayso wax ku anfacay
قال رسول الله صلي الله عليه وسلم
)لاتزول قدما عبد يوم القيامه كتي يسأل عن عمره فيم افناه)
Dadku waxa Ay dhahanan jaceylka lama
Arki waa la dareemi karaa oo kaliya
Laakiin dadkaasi weey qaldanyihiin maxaa
Yeelay waxan Arkay Marar badan waxaan ka
Arkay
Jaceylka dhabta Ah indhahaaga👀waana waxaa ugu quruxda badan ee Aan waligay Arkay 🥰🥀❤