Ogeysiis Ardeyda barata cilmiga Beeraha waxa la ogeysiina SAGED in qaban donto SIMINAAR oo laga hadlaayo Sameynta ayaxa iyo tilaabooyinka LAGU xakameyn karo eyna ka bixin doonto shahaado
Waxeyna qaban rabtaa 12/8/2020
Wixi faafaahin ah kala XARIIR 0615018582 ama 0618162864