Halyeygii Soomaalidu taqiinnay ee hogaaminayay dagaalkii argagixisada, kuna guuleystay hawlgalka, xilka qaadistii lagu sameeyay waxay dhashay in calankaas laga taago #Baladweyne. Arrinkan waa ugub aan la dhayalsan karin, maxaa la gudboon Dawladda Dhexe oo aad talo ku siin lahayd?