Hawshi la hormansan jirey (waxbarashada) ayaan daba marsaday lolz aniga & laba caruurteyda ka mid ah ayaa sanadkan wada qalinjabinay. Midna harayna sanadka xiga IA. Public Health ayaan ka qaatay @UniofGreenwich ILAAHAY ayaa ku mahadsan.
⚫️🔵🇳🇱 Denzel Dumfries confirms he’s set to sign new deal at Inter: “I hope to seal it all very soon, yes”.
“It looks likely, yes… I hope to sign as soon as possible. I’m focused on playing more in the next months and doing my best for the club”.
Nin lagu magacaabo Axmed Deeyoow oo isku ekeysiiyay Dumar, sidoo kalana jirkiisa wax ka badalay ayey goordhow ciidanka booliska ku xireen Muqdisho
Waa sawirkiisa.
The🇳🇱🇸🇴diaspora have been a strong ally in the work NL has been doing across Somalia. Collaborating with them presents an invaluable opportunity to leverage their expertise, networks, and resources in addressing a myriad of challenges. How many 🇳🇱diaspora do you think are in 🇸🇴?
WAR DAG DAG OO WEYN : Waxaa goordhow la toogtay Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo isbitaal loola cararay isagoo wajigiisa dhiig uu ka muuqdo.
Xabado ayaa lala dhacay inkastoo warar dheeraad ah oo faah faahsan aan la heli karin waqtigaan.
Idiris Alteeso .
War Dag Dag : Allah ha u naxariisto Professor Jawaari ayaa goordhoweyd geeriyooday.
Inaa Lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Allah ha u naxariisto Jawaari
Idris Alteeso
It is with great pride and joy that I extend my heartfelt congratulations to all Somalis on our successful election to the UNSC Non-Permanent Seat. This achievement reflects the collective efforts and unity of our nation on the global stage.