Ra'iisul Wasaare @HamzaAbdiBarre oo guddoomiyay kulan aan caadi ahayn ee Golaha Xukuumadda ayaa sheegay inuu u xaqiijinayo shacabka Soomaaliyeed in Dowladda ay ka goโan tahay difaaca dalka, isla markaana taako ka mid ah berrigeena, baddeena & cirkeena aan lagu soo xadgudbi karin.
Ciidan dareeska dowladda wata aya weerarka fuliyey
Ciidamo dowlada katirsan aya wiil bajaajle dilay
Ciidamo dowladda katirsan aya is rasaaseeyey dad shacab ah aya ku dhintay
Ciidamo dareeska dowladda xiran aya dhac ka geestay meel heblaayo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
In xil dhibaanada lacag qaataan waxa sabab u ah hanaanka dalka uu ku dhaqmaayo oo noqday dhiib dollar yar oo hel in ka badan intaad dhiibtay markaad siyaasadd so galeysay
Shahaado waxaa lagu muteystaa mudo wax aad soo qabatay ama aad soo baratay. halka madaxtinamada somaliya lagu qaatay shahaado nin aan weligii latijaabinin lana arag wuxuu soo qabtay kaliya shuruud looga dhigay dhiib $40.000
@Cadnabotan Dhalinyarada WAxa ka maqan in uu Isa soo saaro bulshadiisa ugu adeego si bileesh ah arzaaqda alle Aya kafaalo qaaday qofna MA weynaado wuxuu alle u qoray niyadda wanaajiya is bahaysta koox koox umadda ugu adeega shaqo iyo ajar waad helaysaan In Sha allaah