Hadal riaysal wasaaraha UK ayaa wax ka mid ah in aan galida jaamacada lagu noqon guulayste kaliya aanay maalqaabeen lkn loo baahanyahay xiefada nolosha lagu horumarin karo.dhalinyarooy in badan ayaan idinkala hadalnay in aan shaqo ku dhamayta jaamacadaha.
Madaxwaynaha maamulka konfurta somalia.the president of northern somalia xasan sheikh his message is look like honest. But as somalilandlander we believe is very wrong to say somalia government. No it is north administration of somalia.
Dhibataada masuuliyada masuuliyiinta https://t.co/BDfW4xQPvJ show us irresponsibility. People are fleeing .ended up refugee. Dadka dhibataada ha laga daayo.
Gaadhiga iska soo celi gudoomiye ileen cashuurta shacabka somaliland ayaa laga iibiyay.sida aad qaranka uga maarantay gaadhigan uga maaran. Ma salaama waan ku jecelayne dhiiqo ayaad lugaha la gashay.