@YasmineJamac Kkkkkk dagaalka nin iyo naag Waa wax waligiis soo jiri jiray alfa leyl wa layl waye wax dhamanayo ma ahan ee yaan waqtiga la iskaga lumin! Dumarka ayadoo u jeda in been loo shegayo ayeey hadan iska rumeysaneysaa. Waa wax raxmad ah oo rabi ku beray dumarka masha allah. Lolz