@Deee_luul Dhalinyarada somalidu waa lama huraan inay ku baraarugaan oo gorfeeyaan geopolitical ka geeska Africa, oo ay soo dhaafaan doodahaan raqiiska ah ee gobolada somalida uun u dhaxaysa. Gobolkan isir sifayn baa ka socota taasina bulsho wax walba leh ayay saaxdda nololeed ka saaraysaa.
@HonBundubte Dadka aad isleedahay ku xumee iyagu dawladnimo guun ah ayay haystaan oo ay qurunkaa la walaaqanayo uga maarmayaane, adiga maxaa kuu naf ah? Ma sida maamullada qaar ayaad bariis uun sugi doontaa, ileen waxan la qorqoranayo xataa in lagu karaameeyo kuma ay qornee?