@Redsoilman @Grigorri_G@Abukarawale Hal reer oo darood ka tirsan oo mj ah daarood oo dhan inad u soo qaadatit waxay sameeyana dusha reerka darood ah u saartit sow khalad mahan
@MohamudAbukar11 Hal mid oo aan aamini Karo kuma jiro kan daacadaa iyo kan corruptionka ah lama Kala garan karo ilahow kan daacadaa birta nuugu dhufowoo noo door