@NIRASomalia Laanta Immigration ka ma aqoonsana hadii layiri @NIRASomalia ma laan kale oo ID Card ka kaliya qaabilsan baa miyeysan isku shaqa ahayn?
Dad cabanaayo ayaan arkaayey oo leh qaybta Immigration waxay yirahdeen waxaan ma naqaano secamal
@HarunMaruf@MohamedHRoble@M_Farmaajo Dowladii hore waxaa ka hoostay in ay lacagtaasi dalka iyo dalka iyo dadka kusamatabixiyaan xiligii adkaa ee abaaraha iyo Macaluusha lala daalaadhacaayey , maadaama ay sifa sharci dara ah dalka kusoo gashay