๐จ DEGDEG:๐บ๐ธ๐ฎ๐ท๐๏ธ
US & Iran heshiis ma gaarin โ kadib 21 saacadood wax walba way fashilmeen.
Heshiis ma jiro. Wadahadallo kale ma jiro.
Bitcoin si degdeg ah ayuu uga falceliyay:
73,800$ ayuu ka soo dhacay ilaa 71,600$.
Faahfaahin dheeraad kala soco YouTube
๐จ DEGDEG: Wadahadalladii way burbureen.
United States & Iran heshiis ma gaarin โ kadib 21 saacadood wax walba way fashilmeen.
Heshiis ma jiro. Wadahadallo kale ma jiro.
Bitcoin si degdeg ah ayuu uga falceliyay:
73,800$ ayuu ka soo dhacay ilaa 71,600$.