Former Chief of Protocol at @Southweststat | Passionate about Youth & Leadership, and the statebuilding efforts of Somalia|. Tweets= My personal views.
Xisbiga Horumar iyo Midnimo Qaran madaalayaashiisa oo furinta hore ee Xaruunta la socodka Doorashada ku sugan, si maanta loo dhameystiro natiijada rasmiga ee Doorashada Gollaha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.
Horumar iyo Midnimo Qaran NPU✅
#Yididiilo
“Dimuqraadiyaddu waxaa ay ku dhisan tahay ka qaybgalka firfircoon ee codbixiyayaasha, iyadoo ololahaleena Gollaha Deegaanka Gobolka Banaadir uu ku salaysan yahay wacyigelin, diyaar-gelin iyo xaqiijinta in muwaadiniintu si xor ah, mas’uuliyad lehna u dhiibtaan codkooda.”
Waxaan si joogto ah u booqannay dhammaan goobaha ay ku nool yihiin bulshada nugul ee ay weli dowladnimadu ka gaabisay wax ka qabashada baahiyahooda aasaasiga ah. Waxaan si toos ah ula kulannay dadkeena, dhageysanay dhibaatooyinkooda, isla markaana fahannay rajooyinka ay ka qabaan
Codku waa hanti qaali ah, Waa awoodda ugu weyn ee aan rabshad lahayn ee ay muwaadiniintu ku leeyihiin nidaamka dimuqraadiyadda, Sidaa darteed, waa in aan ka faa’iidaysannaa.
Horumar iyo Midnimo Qaran NPU.
#Yididiilo.
The Chairman of the National Progress and Unity Organization (NPU), Mr. Sharif Hassan Sheikh Aden Issak, today conducted a work inspection at the offices of the NPU headquarters.
Honored to attend and deliver a speech at the #CARTO Conference in Djibouti, marking 25 years since the formation of Somalia’s 3rd Republic.
We remain deeply grateful to @IsmailOguelleh &the people of Djibouti for their unwavering support during 🇸🇴’s most critical times.🇸🇴🤝🇩🇯
We are raising awareness to encourage the Somali Community to actively participate in public elections based on the principles of “one person, one vote”, elections a step toward true democracy and away from systems that ignore the people’s voice.
The ongoing meetings organized by the National Progress and Unity Organization are aimed at accelerating the registration of party supporters. The importance of these meetings lies in raising public awareness about the significance of Somali citizens’ participation in politics, while also encouraging them to play an active role in shaping the future of the country.
Akhayaar Saaxiibkeygii @ThabitMhd waa shaqsiga ugu laxawga badan ee Gobolka Benadir Gudoomiye ka soo noqday, yaqaano duruufaha ay reer Muqdisho la nool yihiin, mar walbana la dareen ah. Waa la qabaa taladiisa ku aadan in GB yeesho Golle ay shacabka soo doortaan.
#Yididiilo.
Glad to visit with the IGAD team and Baringo County Government officials, the Kaptiony-Kiboi dam in Baringo county. By providing supplementary irrigation water to the Kiboi Irrigation scheme, this project implemented under the Build Resilience for Food and Nutrition Security in the Horn of Africa Programme (BREFONS) will strengthen the resilience of local communities to mitigate climate impact, such as drought and flash floods.
Thanks to the Kenya Government and the African Development Bank @AfDB_Group for their support.
#ThinkRegionallyActLocally.
Remember that evil is often initiated by individuals driven by animosity, then perpetuated by individuals with animosity, and ultimately embraced by individuals who lack critical thinking skills.
Af-Somali
Xasuuso in falka xumaanta ay inta badan ka dambeeyaan shakhsiyaad cadaawad ka buuxdo, ka dibna ay faafiyaan kuwa la mid ah, waana ugu dambayntii ay ku qancaan shakhsiyaad muujiya garasho la'aan.
Saaxiibkeygii @Laftagareen xogta ay daabcaday SOUTH WEST HUMAN RIGHTS REPORT wuxuu ka kooban yahay 30 Bugg, midba midka kale waa ka kulul yahay karka dhibta aad geeystay. Hayeeshee weli waxaad fursad u heystaa raadkaaga danbe in aad wanaajisato.
#Yididiilo#KGSNov2023.