Blockchain dev-in-training learning the basics of Rust, transitioning from full-stack MERN dev to smart contracts pioneer. Reply 1 advice for yourself back in time when you were where I’m right now.
You advice will be valued.
@Bishaarahm82387 Dagaalka dhalinta scammerska ee bartan X waa soo daahay. Rag wada scammers ah oo isku wada dhegan midna cid kale wax u ogoleyn ayaa soo kordhay oo dadkii crypto ku wada dhacay.
Crypto hada xaalkeeda kama duwana FIREX2018.
Waryaa Allah yaqaan? @HassanSMohamud ma waxaad Dawladnimo kusoo koobtay barakicinta masaakiinta Muqdisho ku nool? Waxaan maqli jiray: Ilaahoow ha nugu sallidin qof aan adiga kaa baqayn annagana aan noo turayn! War odayaasha Reer Muqdishow sidaani si maahee ninka iska qabta.