@LibanIyow Somali malaha foreign policy strategy oo qoran oo aan is badlin siyaasad somalia arimaha dibada waa iska crisis management markaas xalda taagan sidii lagu xalin laha marka ani ma dhihi karo wa jil jileecsnan! Wa pragmatism
@AliSamattar National betrayal ma dhahdy lol dowlda markey qunsulk itoobiya ee burisay so adinkii diiday oo dowdliina dhex qilaafay itoobiya marka adinka la tacaamuleysan waa caadi lkn xasan hadu la tacaamulo waa betrayal sheeko😂