Hoobiyayaal lagu garaacay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sabab u noqday in diyaaradaha Turkish Airlines and Qatar Airways ay baajiyaan duulimaadyadooda maanta ee Muqdisho.
https://t.co/nKeShdRdVU
Madaxweynaha Mareykanka @realDonaldTrump ayaa ka degay caasimadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyadh, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo uu ku tagayo ilaa saddex dal oo kamid ah waddamada Khaliijka.
Waa booqashadiisii ugu horreysay ee gobalka Barriga dhexe.