@AnalystSomalia Rightfully so! You have the knowledge, experience and leadership skills to effectively work with the President.
I don't know who is on the PM selection committee but they must put your name at the top! cc @hodansomali @JustAwHirsi @SenatorAbshir@Aynte @Mursalkhaliif @afyare_elmi
Waxaa Hoolka Martisoor si rasmi ah uga furmaya xafladda Daah-furka adeegyada Bankiga SOM BANK, waxaana ka qeyb galaya Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni.
#AdeegyadaSomBank
Today we are all celebrating our 15th convocation graduation ceremony at our PSU hall. We are all celebrating with the class of 2021. #psugraduations2021
4 sano ka hor waxa ay ahayd riyo loo haysto dabin siyaasadeed, maantana waa qorax soo baxday oo aan caad la saari karin. Wariye Abdullahi Osman Farah iyo inta lamidka ah waxaan leeyahay: SHIFO. Garacad waa mashruuc Puntland hormuud u tahay oo ay Soomaali ku faani karto.
The main objective of this meeting tonight is to discuss how upcoming election can be held peacefully and any peaceful resolve any conflict pertaining the results of the elections. #DalNabada#Punsa
Waxaan hadda ka qayb galayaa Shir weyne ay soo abaabuleen @PUNSAA5 ayna iskugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirka waxa marti ku ah Guddiga Sare ee Nabadaynta si looga wada hadlo Doorasho Nabad ah & Dalka oo Nabad ah. #DalNabada#Punsa
Among familiar faces attending the forum tonight is Dr. Abdirahman Abdullahi Baadiyo @DrBaadiyow, the chair of National Truth and Reconciliation Commission. #DalNabada#Punsa
Waxaan hadda ka qayb galayaa Shir weyne ay soo abaabuleen @PUNSAA5 ayna iskugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada. Shirka waxa marti ku ah Guddiga Sare ee Nabadaynta si looga wada hadlo Doorasho Nabad ah & Dalka oo Nabad ah. #DalNabada#Punsa
Aweys cabdullaahi “ Waxaan ku faraxsanahay inaa caawa ka soo qaybgalo dood cilmiyeedkaan uu qabanayo macadka BRC oo ah macaa’idda ka shaqeeya arrimha cilmibaarista”
#Doodaha_BRC#Waxbarashada_SuuqaShaqada
Glad to meet prof. @afyare_elmi of @HIPSINSTITUTE in #qardho this evening ahead of voting closure at the elections situation room. Glad that my constituency is not only holding 1P1V but also hosting tonight distinguished delegates from all over the world. #PLGE
We are at the election situation room (ESR) in Qardho. The ESR will be the center point for all early elections information & will instantly provide updates and trends of elections in #Qardho, #Eyl and #Ufayn. The train has left the station & citizens will cast their votes. #PLGE
On this Friday morning, Galkacayo, a cosmopolitan, diversified city, hosts Peace Book Fair. The fair brings hope, light and courage among the participants of the peace book fair and the hosting city in the mid of transitional period. #GPBF2021
Maxamuud Sh. Xaamud
"Waxaan bogaadinayaa hirgelinta nidaamka dimoqraadiyadda Puntland.
Waxaan dardaaran ku bixinayaa in juhdi la geliyo sidii nidaamkan uusan u keeni laheyn kala tag bulsho oo si taxaddar leh loo hirgeliyo howhsaan dimoqraadiyadaynta bulshada"
#CodkaaguWaaXaqaaga
The president of Puntland @SaidAbdullahiDe arrived the hall to attend the Puntland Democratic Forum along with leaders of political associations ahead of tomorrow’s official launch of elections campaigns. #CodkaaguWaaXaqaaga
Puntland Democratic Forum to officially kick-off in Garowe at Martisoor Hotel today. Different political associations and government officials are attending the forum. #YourVoiceYourRight
Maxamed Cabdikariin Cali, IBS Bank " Mahad Alle kadib, Salaam Bank halabuurka qabsoomidda iyo agaasinka madasha bangiyada Islaamiga ah ee Soomaaliya aad ayaan ugu mahadnaqaynaa. Sidoo kale bangiyada kale waa ku mahadsanyihiin ka qaybqaadashadooda."
#SIBF2021