@ygaraad Mudane Yusuf Garaad
Waxan horay u maqli jiray
Wixii Aad noqon weydo nasiib ha U Eersan
Micnaha Oraah du waa
Qofkii dadaali waayya
Qorshana Naftiisa u yeeli waayya
Ma Ahan inuu yiraahdo
Nasiib kaa iga hiiliyay
Mudane masuul waan ku salamaya in badan