Mustafe Arte, Bachelor of Science in Education at Amoud University | Master of Project Management at Accord University | MBA in Financial Management at IGNOU
#Time_Value_of_Money
The Time Value of Money is a financial concept that demonstrates money available today is worth more than the same amount of money received in the future because it can be investigated and earn returns over time.
If we give a person a choice between receiving $1,000 today or receiving one year late from now, the person will choose to receive it today because he/she can invest it today and after one year it may be doubled in value or over. However, if he/she choose to receive the money one year later, it's value may have decreased due to inflation and other factors.
If a person chooses the first option while fully understanding future financial changes, that person demonstrates good financial management skills. However, if the person chooses the second option, he or she is acting like someone playing outside the stadium of financial management.
#Calculation_of_Future_Value
Calculation of future values is a two types which are:
Type 1.
Future Value of a Lump Sum: single deposit
#Example: Assume $1,000 investment for 3 years in saving account with 8% simple interest paid annually.
#Solution
P = financial Amount or investment amount
R= interest rate
T= number of years
FV final Amount
FV = P(1+R×T)
FV = 1000(1+0.08+3)
FV= 1000(1+0.24)
FV = $1,240
Type 2.
Future value of a annuity: series of payments
#Example : $1000 invested for three years saving account with 8% compounding interest rate.
#Solution
Let us use for this formula: FV =P(1+R)^t
FV = P(1+R)^t
FV = 1000(1.08)^3
FV = 1000 (1.259712)
FV = $1,259.7
#Example: If we contribute $3000 every year to retirement account and want to calculate what that account will be worth in 20 years. Use the future value of an annuity formula. Assume 8% annual rate of return.
#solution
Let us to use for this formula.
FV = P[(1+r)^n-1]/r
FV = 3000[ (1.08)^20 -1]/0.08
FV = 3000[4.661-1]/0.08
FV = 3000(45.762)
FV =$137,386
This is a very interesting unit.
2 present value vs future values
3. Time value of money and it's signifances
4. Calculation of time value of money
5. Financial decisions of time value of money
.............
.....
.......
#Borama
The footages coming from the capital city of Awdal region demonstrate how younger teenagers are tremendously thirsty to have a good leader, since they are full of energy.
#Waydiin Furan
Wararka Propaganda-da ah ee laga Faafinayo Villa Somalia. Suurtagal ma noqon kartaa in Somaliland lagu soo qaado weerar ciidan oo millatari ah iyadda oo la adeegsanayo dalka Djibouti?
Waxaa jira warar badan oo u muuqda kuwo dacaayad iyo been-abuur u badan, kuwaas oo sheegaya in Somaliland lagu qaadi doono weerar millatari mustaqbalka dhow. Warkan markii ugu horraysay waxa hawada geliyey safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, isaga oo sheegay in Somaliland laga soo geli doono saddex jiho: badda, Djibouti iyo Itoobiya.
Haddaba, iyada oo laga duulayo hadal uu sheegay Mudane Cabdillaahi Maxamed Warfaa, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya isla markaana ah wakiilka Soomaaliya u jooga Midowga Afrika. Xaaladda siyasadeed ee Villa Somalia wax walba waa ka suurogal wakhti xaadirkan, dad siyaasiyiin u badan ayaa rumaysan in wax kasta laga filankaro maamulka maanta jira.
Dawladda Djibouti ayaa dhawaan soo bandhigtay ciidamo u muuqda kuwo si heer sare ah u tababaran. Waqtiga ay Djibouti soo bandhigtay ciidamadan iyo hadalkii safiirka waxa u dhexeeyey wax ka yar 18 saacadood. Sidaa darteed, waxaa jira dad is weydiinaya in ciidamadan loo diyaariyey hawlgal ka dhan ah Somaliland, maadaama Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle si indho la'aan ah u taageero Maamulka fadhigiisu yahay Wardhiigley Villa Somalia.
#Faallo
Soomaaliya waxa lagu dhisay heshiiskii midowga (Act of Union) ee ka dhex dhacay labada qaybood ee Soomaaliyeed, waana saldhigga sharci ee dhabta ah, loona noqon doono haddii la rabo Dawlad Soomaaliyeed oo ka dhaxaysa dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
Maanta xaaladdu waxay u egtahay jidh gacantiisii midig ka maqan tahay, haddana ayna meel kale jirin.
Sawirka gacmeedka hoose ka muuqda wuxuu ku tusayaa qof labada gacmood ku haya laba dokumenti oo ay ku qoran tahay “Freedom”. Labada dokumenti waxay astaan u yihiin Somaliland British Protectorate iyo Somaliland Italian Protectorate. Isku darkoodii ayaa horseeday xeerkii loo yaqaanay Act of Union, kaas oo saldhig u noqday dastuurkii 1961-kii.
Ujeeddadaydu waxay tahay in maanta dalka aanu lahayn dastuur si buuxda uga soo baxay rabitaanka shacabka. Waxa jira dokumentiyo ay qoreen xildhibaanno iyo xubno ka tirsan hay’adaha fulinta. Dokumentiyadaasna waxay noqon karaan dastuur rasmi ah oo sharciyad buuxda leh marka ay shacabka dalka oo dhan si toos ah ugu codeeyaan afti qaran. Miyi iyo magaalaba.
Aqoon yahanada sharciga ee Soomaaliyeedna waxaan leeyahay u qabta dadkiina doodo Furan oo laga hadlayo Maxa document ah, maxaa xeer ah, maxaa axdi qarameed ah.
#Document
#Law
#Constitution of Somalia: This is a national issue that concerns all citizens, not only lawmakers and members of the cabinet.
You are a hypocrite and a spy working for Turkish Country, assigned to stir up our internal issues. If you are not a stupid spy, you should report only international affairs/issues. Have ever seen a somali person searching or looking for Turkish internal affairs or local affairs/issues? Is that clear for you brother? You are stupid, don't forget what you are. Remember we are different in creed/beliefs
@umutcagrisariii@AhmedMoFiqi Kkkkkkkkk. How much does the federal government of somalia spend on you, brother?. This is not only about journalists. Do they pay you it daily or monthly?
Dear Professor Hussein Warsame: In my view, now the government is more fragile than over the past few days, or before chaos. I believe dialogues will begin soon, but nobody can predict exactly whether the dialogues/talks between government and oppositions will be successful or not. We hope for a positive outcome on both sides.
I call on all important members of the Somali community to take part by warning both sides against reckless actions that can escalate the situation. What happened last night is enough for us.
#Xaalka Mogadishu ee Cawa
Muqdisho Cawa waxay marti galinaysa dagaal xoogan oo goos-goos ah, unna dhexeeya mucaaradka iyo dawladda uu xilkeedu idlaaday.
Dagaalku waxa uu bilaamay 4pm, gaar ahaan xaafada Barmuuda ee degmada Hawlwadag (Guriga Xildhiban Jacfar). Halkaas oo ay joogeen Former prime minister Hassan Ali Khayre, xildhiban Jacfar, ugaaska beesha Murusade, General Sanbalooshe, iyo masuuliyiinkale. Xabbado daran doori ah, ayaa lagu bilaabay bilowgii, Isla daqiiqadihii u horeeyeyba waxa isqabsaday daryanka hubka culus ee laga rido gawaadhiida. Cabaar ka dib daryanka hubka ayaa noqday mis waxoogay caqta loo dhigay, lakiin si goos-goos ah ayey u socotay xabbadu.
10pm Habeenimo waxa nagu bilaabay mar labaad daryanka hubka culus, oo aagag badan ah, jidka maka almukarama waxa buuxdhaafshay gawaadhiida gaashaaman ee ciidamada qalabka sida.
Hadda oo ay goob sheegtu tahay 12:30 waxa dhacaya hub aad u jug culus oo noo diiday jiifkii. Cawa agaaga u dhaw Villa Somalia laga seexanayo. Dadku beerka ayey dhulka ku hayaan guryaha waxa galayaan xabbadaha wiiftada ah, ee aan loo meel dayeyn.
Alle ayaan waydiisanaynaa in aan subax nabad ku gaadhno. Mudane Xasanna waxaan leenahay, nin dhargay xaalkiisa waan aragnaaye Alle ha ku soo hadeeyo inta dhimatay waxay ku dhimatay amarkaga adiga ayaa sababsaday, Rabbina wuu kala xisaabtami doonnaa malinkeeda.
#Cambaarayn
Waxaan aad uga xunahay in aan maqlo waxaas oo hub ah oo dhacaya. Mudanaha wakhtigiisu dhammaaday ee fadhiya Villa Somalia waxaan leeyahay isku xishoo oday-wayn ayaatahee. Sidoo kale waxaan cambaaraynayaa dhammaan lataliyeyaashiisa aan lahayn wax naxariis ah, ee kula rafiiqa ah, in waxaas madfac ah ee ee dhagaheena u adkaysan waayeen qalbiyadeenna cabsi galiyey in lagu rido guryo ay ku jiraan sabi, dad waayeel ah, iyo dad qaba baahiyaha gaarka ah.
Alle Wayne ayaan ka baryeynaa in uu naga badbadiyo masiibadaas dhibkeeda.
Mr. David Green, some people including myself believe that although the warlords of 1991 have physically disappeared today their ideas remain alive today and continue to appear in the political processes that govern the country.
Leaders in Somalia today have characteristics of warlords and their actions often mirror the actions of warlords. The West has learned Somali vulnerabilities well. What else do they want to learn?.
Yes, that is true brother, but Erdogan interferes in Somalia affairs like an idiot nowadays, as you are aware of the reality. Many Somali educators are watching closely what is going on between Villa Somalia and Ankara. One day, they will call Turkey to an international court to account for what it has been withdrawn from Somalia without a clear and transparent agreement, or by freezing any assets invested inside Somalia or any stored assets in our country whether money stored Banks or minerals mining from our land, etc.