ALLAH u naxariisto madaxweynihi hore ee Soomaaliya Cali Mahdi dhammaan ehelkii uu ka baxay samir iyo iiman Eebe ha ka siiyo.
Inaali laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun,,
Alle ha u raxmado Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday. Abwaan Gaarriye waa kii geerida ku yiri: Geeriyey xishood-laay. Qoyska reer Mahdi oo ay maanta u taallay tacsida Abuukar Xasan Mahdi, waxaa caawa u soo korortay murugo kale. Eebbe ha u wada naxariisto.
Allah u naxariisto Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed dhammaan eheladii uu ka baxay samir iyo iiman Eebe ha ka siiyo.
Inaali laahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
إنا لله وإنا إليه راجعون. إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتحتسبو ولتصبرو. اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك.
Ilaahow u naxariiso oo dembigiisana dhaaf. Ehelka iyo ummaddana Samir iyo iimaan ka sii.
#Puntland ma qabto baahi hoteel waqtigaan, Ganacsataddeena waxaa looga fadhiyay in ay dhisaan Cusbitaallo, Wershado, Beero wax-soor saar leh, iyo goobo shaqo-abuur u leh dhalinyaradeena.
Dadkeenu maalinkasta India, Malaysia iyo Turkey ayay usii socdaan, ee ganacaatooy Fekerra.
#Puntland & #shacbigeedu waa ku filan yihiin amniga iyagoon kaashan ciidamo ajnabi ah. Adduunka meel kasta way ka dhacdaa falal amaan-darro waxaase muhiim ah in dersi & feejignaan laga korodhsado. #Dowladda#Puntland waa inay #qiimayn mug leh ku sameysaa #ciidankeeda#asluubta.
I nominate Deeqa Dirie for #WomenofCourage award. She is the environmental warrior in Somalia championing environmental education, tree planting campaign and combining culture and nature awareness activities. She definitely deserves it.
@US2SOMALIA
Dowlada hoose ee Dhuusamareeb ayaa xafiikeeda u sameysay goob ay mari karaan dadka wheelchairs isticmaala.badanaa xafiisyada iyo goobaha ganacsiga soomaaliya ma lahan adeegan.@HarunMaruf@MowliidHaji@MohamedSelh@AbikarDr@AAKaahiye
This young boy is a Bajaj driver in Jigjiga town. #Somalia mother left Birr 300,000 in his Bajaj.The mother wanted to use the money to seek medical help for herself and sick son(she sold some of her livestock to get the cash).The Bajaj dropped her at a hospital in Jigjiga & lft
Clubhouse kusoo biira saaxiibayaal waa goob waxbadan laga faa’idi karo marka bulsho Soomaaliyeed ahaan waa ay na anfacaysaa.
Intaa ku dhax jiray Clubhouse waxyaabaha faaidada iila haaday waxaa kamida in dhalinyaro ciwaanno soo gudbiyaan kaddibna aan ka wada hadalno.