Top Tweets for #asluubta
Ciidankii #asluubta ee laga qaaday muqdisho oo khawarijta ay uqabteen maxaabiis ahaan tani waa caloo xumo weyn waana burbur kale oo ku dhacay ciidanka qaranka kadib markii lakala diray militarygii dalka la musuq-maasuqay saadkoodi, raashin koodi, darajooyinkoodi.

G/SARE maxamed cabdi Waa Taliyaha guud ee ciidanka #Asluubta #SSCKH,
Majiro maamul soomaaliyeed oo saamiga xilalka sare looga badiyay #Dhalinyarada iyadda oo waliba xilkasta tartan aqooneed loogalay iyo daah-furnaan, aaminaadda dhalinyaradu waa ta maanta kadhigtay @SSCKhaatumo ilays kabaxaya buur mugdi ah guudkeed.

Qaybtii sadexaad ee gaadiidka #Booliska iyo #Asluubta SSC-Khaatumo ayaa soo gaadhay Laascaanood.
Gudida Horumarinta Caasimadda, #SSC_Khaatumo shaqo Mug iyo Misaan leh ayay Qabteen.

Burao, #Dawlada_Hoose defeated Hargeisa, #Asluubta Champion'sπ
with 3 goals. Congratulations π π π

Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah Alxmdulilaah ilaahay baa mahad leh maanta nasiiyay Awoodaas ilaahay baa bixiya maanta @SSCKhaatumo way u dhamaynstrinyihin haayadii amniga
#KICS hayaada sirdoonka
#Darwiishta
#police
#Asluubta
#SSCF
Guul
#Puntland & #shacbigeedu waa ku filan yihiin amniga iyagoon kaashan ciidamo ajnabi ah. Adduunka meel kasta way ka dhacdaa falal amaan-darro waxaase muhiim ah in dersi & feejignaan laga korodhsado. #Dowladda #Puntland waa inay #qiimayn mug leh ku sameysaa #ciidankeeda #asluubta.
Sanad guurrada 51-aad ee kasoo wareegtay xilligii la aas-aasay Ciidanka #Asluubta Soomaaliyeed.
Hambalyo.

Waxaan Hambalyo u dirayaa Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal dagaya 51 guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Febraayo 22, 1970
#Xafiiska #Warfaafinta #Ciidanka #Asluubta
Siihayaha Raβiisul Wasaaraha @KhadarGulaid oo kormeeray #Xabsiga Dhexe ee Xamar ayaa warbixin ka dhageystay taliska ciidanka #Asluubta.
Mr Mahdi ayaa kula dardaarmay taliska in uu ka shaqeeyo xanaaneynta & horumarinta nolosha maxaabiista.

2,500 oo #Komaandos ah
3,000 oo #Millatari ah
4,000 oo #Boliis ah iyo
2,000 oo #Asluubta ah waa Ciidankii la dhisay 3.sano ee udanbaysay, ee uu joogay #MD_Farmaajo Isugayn 11,500 oo askari waliba Ciidanka #Cirka iyo Ciidanka #Sirdonka oo aan weli lashacin
@SomaliPM @M_Farmaajo

Askar lasoo xulayo haddii ay yiihiin qof naafo meel ka ah in laqaato sax maaaha waana ku saxsanyahay, Lkn Kuwa Hore haddi ay yihiin ayagana xuquuq meel haloo saaro hana ladajiyo meel xerada kabaxsan. #Asluubta

#Taliyayaal loo magcaabay jagooyinka #nabad sugidda, #booliska iyo #asluubta.
https://t.co/VMrkni4HgC
Hambalyo dhammaan Taliyayaasha cusub - #NISA : Hussein Osman Hussein , #Booliiska; Bashir Abdi Mohamed iyo #Asluubta: Bashir Mohamed Jama (Goobe). #Somalia
Trends for you
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.6M followers

Barack Obama 
@barackobama
118.7M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
114.5M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.9M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107M followers

Rihanna 
@rihanna
98.7M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.8M followers

KATY PERRY 
@katyperry
90M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
84M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
75.5M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
73.4M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70.8M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
66.4M followers

Bill Gates 
@billgates
65.2M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
63.1M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.1M followers

CNN 
@cnn
61.7M followers

X 
@x
60.6M followers





















