The Official Twitter Account Of The Puntland Custodial Corps (PCC) Est. In 1970 Our Goal Is To Protect Correct The Behavior Of Prisoners In Puntland And Somalia
Duf-caddii 12aad ee ka baxda kulliyadda tababarada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen Calinuur Garoowe ayaa maanta waxaa tababar u soo xiray taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland iyo mas'uuliyiin dowladda katirsan.
Taliyaha Ciidanka Asluubta DPL @GenBille oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Caddaaladda Dowladda Puntland iyo Saraakiil Ciidan ayaa tababar u soo xiray Duf-caddii 12aad ee ka baxday kulliyadda tababarada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen Calinur Garoowe.
Waxaan maanta tababar u soo xiray duf-caddii 12aad ee ka baxday kulliyadda tababarada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen Cali nuur Cumar Ee Garoowe.