Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dowladda Puntland sanad guurada 52aad ee ka soo wareegatey xilligii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Ee 22 Febraayo 1970-kii.
@PuntCorps_Force
Waxaan maanta tababar u soo xiray duf-caddii 12aad ee ka baxday kulliyadda tababarada Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Gen Cali nuur Cumar Ee Garoowe.
Hanaanka horumarinta waxbarashada maxaabiista ku xiran xabsiga Dhexe ee gobolka Nugaal & Taliska Ciidanka Asluubta Puntland oo macalimiin ka howlgeliyey.