Top Tweets for #booliska
Taliyaha Qeybta #Booliska Gobolka #Mudug, G/Sare #Maxamuud Muuse ayaa digniin adag u diray ciidamada u diiwaangashan Dowladda Federaalka #Soomaaliya ee dhaq-dhaqaaqyada ka wada Gobolka #Mudug.
Madaxweynaha DDS, @Mustafe_M_Omer , ayaa afur-sharafeed ugu sameeyay Madaxtooyada saraakisha kala duwan ee Booliska, Asluubta iyo Maleeshiyada DDS.
#BOOLISKA #DDS #Jigjiga #highlights #highlightseveryone #shere #Somaligalbed
Madaxweyne #Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya munaasabadda sanad guuraadii 82-aad ee aasaaskii ciidanka #booliska #Soomaaliyeed.
DEGDEG: Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa fariin u diray saraakiishii shalay cabashada ka muujisay dhulkii ay deganaayeen.
#Soomaaliya #Booliska #Amniga #WarDegdeg #SB19 #JUNGWOO
Ciidanka #Booliska Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa maanta magaalada Wajaale ee Gobolka #Gabilay ku qabtay xashiishad badan oo si casri ah loogu soo dhex qariyey kartoon cunto ku jirto.
Xashiishadan lagu qabtay Wajaale oo Ciidanka Boolisku soo bandhigeen, waxa kaloo lagu qabtay eedaysane watay xashiishadaasi oo la sheegay in doonayey in la soo qaado dhinaca caasimadda Hargeysa, waxaana hawlgalka xashiishadaasi lagu qabtay hoggaaminayey Taliyaha Saldhiga #Booliska Wajaale Gaashaanle Dhexe Cabdi Sabanle.
Maaha markii u horaysay ee xashiishad ay qabtaan ciidanka #Boolisku, balse si joogto ah ayey uga hawlgalaan la-dagaalanka xashiishada iyo mukhaadaraadka kala duwan ee la soo geliyo gudaha magaalooyinka Somaliland.

Ciidanka #Booliska Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa sheegay in Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Xuseen Caddib oo ahaa Sarkaal sare oo hore uga tirsanaa Ciidanka Booliska JSL, isla markaana ka mid ahaa halgamayaashii SNM isagoo mayd ah maanta lagu helay qolkii uu ka deganaa huteel ku yaalla degmada Gacan-libaax ee magaalada #Hargeysa.
Sida ay Boolisku sheegeen, marxuumka waxa lagu arkay hal xabbad oo ku taalla jidhkiisa, halka bastooladina ay ag taalay, waxayna #Boolisku sheegeen inay gacanta ku hayaan baadhitaanka kiiskan, isla markaana ay muddo 48 sacaaddood gudahood kusoo saari doonaan baadhitaanka hordhaca ah.
Waxa kaloo ay Boolisku bulshada iyo ehellada marxuumka ka codsadeen inaan laga hordhicin natiijada #baadhitaanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda #Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi #Cirro ayaa waxa uu maanta ka qayb galay Munaasibadda Daahfurka Diiwaangelinta Casriga ah ee #Ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu qabtay Hoolka Weyn ee Ciidanka #Booliska.
Waxa xusid mudan in Ballan-qaadyadii ay Xukuumadda Cusub ee Wadajir iyo Waxqabad ay la gashay ummadda Somaliland ay ka mid ahaayeen Diwaangelinta, Tayaynta, Casriyeynta iyo Xaq-siinta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Munaasibadda ka jeediyey hadal aad u qiimo badan waxa uu sheegay in ay isaga farxad gaar ah iyo dareen masuuliyadeed u tahay in uu ku dhawaaqo bilowga Diwaangelinta Casriga ah ee Taariikhiga ah ee Ciidamada kala duwan ee JSL (𝐁𝐢𝐨𝐦𝐞𝐭𝐫𝐢𝐜 𝐑𝐞𝐠𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧) taas oo ah tallaabada koowaad ee hirgelinta dib-u-habaynta iyo Casriyeynta dhammaan Ciidamada kala duwan ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.
Sida oo kale, Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxa uu sheegay in Ciidamada kala duwan Qaranku ay yihiin Haybadda iyo Udub dhexaadka Amniga iyo Xasiloonida Qaranka JSL iyo gaashaanka ilaaliya Qarannimadeenna, Difaaca Xuduudaheenna iyo xaqiijinta bad-baadada muwaadiniinta reer Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu xusay in Ciidamada Qaranku ay yihiin Hayy’ad Dastuuri ah oo u igman difaaca madax bannaanida dalka, xagga Dhulka, Badda iyo Cirka iyo guud ahaanba ilaalinta danaha Qaranka JSL.
Munaasibadda Daahfurka Diiwaangelinta Casriga ah ee Ciidamada kala duwan ee Qaranka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Guddida Wasiirada ah iyo La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee uu Madaxweynuhu u xilsaaray Diwaangelinta iyo Casriyeynta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka.
Sida oo kale waxa iyaguna Munaasibadda ka qayb galay Taliyeyaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka iyo Xubnaha Guddida Farsamo ee fulinaya Diiwaangelinta Casriga ah ee Ciidamada Qalabka sida.
𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇,
𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫)
𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝

Madaxweynaha #Somaliland ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidamada Qaranka (#Milatariga iyo #Booliska) oo Deeq Waxbarasho ka helay Dalka #Taiwan.

Last Seen Hashtags on Sotwe
Most Popular Users

Elon Musk 
@elonmusk
240.9M followers

Barack Obama 
@barackobama
119.2M followers

Donald J. Trump 
@realdonaldtrump
111.8M followers

Cristiano Ronaldo 
@cristiano
111.6M followers

Narendra Modi 
@narendramodi
107.1M followers

Rihanna 
@rihanna
97.9M followers

NASA 
@nasa
92.2M followers

Justin Bieber 
@justinbieber
91.1M followers

KATY PERRY 
@katyperry
88.2M followers

Taylor Swift 
@taylorswift13
82.1M followers

Lady Gaga 
@ladygaga
73.6M followers

Virat Kohli 
@imvkohli
70.7M followers

Kim Kardashian 
@kimkardashian
70M followers

YouTube 
@youtube
68.7M followers

Bill Gates 
@billgates
64.2M followers

Neymar Jr 
@neymarjr
63.6M followers

The Ellen Show
@theellenshow
62.4M followers

CNN 
@cnn
61.8M followers

Selena Gomez 
@selenagomez
61.3M followers

X 
@x
60.8M followers