Dhamaan Walalaha Aan ku midownay Crypto waxaan Ka Codan In Qeyr Lagu Tartamo
Dhankaaga hadii aadan awoodin in Qabato walalaha Qabanaya Tageer oo Fariintooda meel dheer Garsii. Mahadsanidiin β¦.
Sido kale Aan Is Cafino Qof walbo Wax uun Iga Tabanaya β€οΈππ½
Wan Ogaa In Nabar Ku Noqon Doono Wax walbo Qeyr Ku saabsan π
Ee Hadii Aaad Isku Aragto In Community Heesato Kalay Qeyr aan Ku Tartanee ?
Midna Lkn Hal Arinaa Jirto ‡οΈπ‡οΈ
Challenge Ramadanka aad Ka Carartana waa Lagu sugayaa π€£