Former Mogadishu Mayor Thabit Abdi says Turkey's role in addressing Somalia's political issues underscores its dedication to supporting the country's peace and unity efforts.
“FIRST THEY CAME” poem by Martin Niemöller is a powerful reflection on the consequences of indifference to injustice.
First Palestinians, then Iranians, Syrians now Somalia. Who is next?
All politics must be set aside and focus MUST be on unity. 🇸🇴 is 1 indivisible country.
The public deserves transparency from Somalia’s Foreign Ministry about the inconsistence of our highest diplomatic institution.
Whether it stems from lack of a clear foreign policy, internal power-struggles within MoFA, or excessive micromanagement from Villa Somalia.
Dal sharafkaaga iyo karaamadaada ku xadgudbay oo aanan ka garaabin gefkii uu kaa galay wadahadal kibir buu ka sii qaadaa.
Yaanan dib loola kulmin Itoobiya si dadban iyo si toos ahba, illaa ay ka laabato MoU-gii sharcidarrada ahaa, raaligelinna ka bixiso.
#RabbiTaloKuFilan
Dhallinyarada Bajaajta waxay lafdhabar u yihiin isu socodka & nolosha bulshadeena, waana canshuur bixiyayaasha dhabta ah, mana mudna culeys aysan xamili karin.
Sax ma ahan in ciidan & shacab la isku daayo, waa in mas’uuliyinta dowladda la kulmaan, waxna ka qabtaan cabashadooda.
Wafdiga Soomaaliya ee sharafta leh ee ku sugan Ankara waxaan leeyahay;
“Axdi baa ku xirayee magantaa ka oday tahay marti adigu ha u noqon.” ~ Abwaan Hadraawi AUN.
#Damaca_Itoobiya_Maya
Soomaaliya Soomaali Baa Leh.
Itoobiya xaq uma lahan wax shuruud ah, mana laga aqbali karo damaceeda ah ‘ku qabso ku qadimeyside’ waana in Itoobiya ixtiraamtaa sharciga caalamiga baddaha ee UNCLOS.
Soomaaliya iyadaa iska leh hantideeda, qiyaarna u leh, waana dhaxal ummaddeed oo qof bixin kartaa ma jirto.
Masiir ummadeed qofka raba inuu qol mugdiya ku qoro, dadkana ka qariya waxay la midtahay qof qarway oo qarowga run mooday.
Waxa la qarinayo dabcan waa muddo-kororsi & in Muqdisho Maqaam la’aan la dhigo, waa layaqaan cawaaqibta ka dhalan karta.
Dulmi diidoow dulmi doon ha noqon.
Waa sharci darro & xadgudub iney #Puntland heshiis la gasho D. Itoobiya.
Waa lakala aragti duwanaan karaa balse sax ma ahan ineysan kuu kala saarnayn waxa la isku hayo & ilaalinta Gobannimada&sharafka Qarankena.
La kala aragti duwananado iyadoo la illaalinayo qiyamka&midnimada.
Ma jiro xilligaan qorshe dastuur lagu dhammeystirayo ee waxaa la qorayaa dastuur cusub oo aan heshiis lagu aheyn. Dastuurku waa heshiis bulsho oo dadka Soomaaliyeed ka dhexeeya, waxaana sharciyadiisa, hir-gelintiisa iyo kalsoonida lagu qabo hagaya wadada loo maro qabyo-tirkiisa.