Meelaha ugu quruxda badan Soomaaliya waxaa ka mid ah xeebta Mogadishu 🌊
Maalin kasta kumannaan qof ayaa u soo dalxiis taga—neecawda badda, quruxda hirarka, iyo xasiloonida ayaa kaa dhigiysa meel aan la iloobi karin ✨
#Mogadishu#Somalia#BeachLife#Dalxiis#NatureBeauty
Wasiirka Dib-u-dejinta Somaliland oo kulan la qaatay maamulka Ceerigaabo, kana xog-waraystay abaarta iyo barakacayaasha. Sidoo kale, wuxuu la tashaday bulshada si loo xoojiyo gurmadka.
#Somaliland#Ceerigaabo#Abaarta#Gurmad#Barakacayaal
Roobkii wuu da’ay—biyaha waa fursad. Aan ka faa’iidaysanno: biyo-qabatin iyo beer falasho ha la sameeyo si mustaqbalka looga badbaado biyo la’aan.
#BiyoQabatin#Beer#Fursad 🌧️🌱
Trump ayaa Iiraan uga digay in haddii aan la furin Marinka Hormuz ka hor Salaasada ay Mareykanku qaadi doonaan tallaabo milatari oo adag.
���️ Adiga sidee u aragtaa—dagaal ma soo dhow yahay mise waa hadal siyaasadeed?
#Iran #US #Hormuz #Xiisad
BREAKING:
Somalia’s intelligence agency (NISA) says that Al-Shabaab’s chief bomb-maker, Abdifitah Mohamed Hassan, has been killed in a targeted operation. He was reportedly the main technician responsible for preparing explosives used in attacks.
#Somalia#Security#NISA#AlSh
Hanti-dhawrka Somaliland ayaa beeniyay eedaha musuq-maasuq ee loo jeediyay keydka shidaalka Qaranka, wuxuuna sheegaybaaritaan weli socdo, war rasmi ahna uusan wali soo bixin
#Somaliland#WarDegDegAh#Hantidhowr#SomaliaNews
Nin u dhashay Nigeria ayaa Mareykanka lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah kadib markii lagu helay inuu haween ku khiyaaneeyay “jacayl been ah” kana dhacay lacag gaareysa $1.5M, sida ay sheegeen saraakiisha cadaaladda
#BreakingNews#USNews#Fraud#Scam#Justice
🚨 Ilaalada Kacaanka Iran ayaa war ka soo saartay suurtagalnimada xirnaanshaha Hormuz Strait, xilli uu Donald Trump sheegay in Iran ay dalbatay xabbad-joojin Xiisad cusub ayaa cirka isku shareertay Bariga Dhexe
#Iran#HormuzStrait#Trump#MiddleEast#BreakingNews#Geopolitics
BREAKING 🚨
Iranian Foreign Minister Abbas Araghchi tells Trump to stop talking and “send your troops if you are brave” to open the Strait of Hormuz, following escalating tensions between the US and Iran.
#Iran#US#Trump#Hormuz#MiddleEast
Iran is reported to have damaged or destroyed some of the most expensive US aircraft, including the E-3 “Flying Radar” (AWACS) ✈️
Intelligence sources claim that Russia shared satellite images of a US base in Saudi Arabia with Iran days before #iran##US#midlleEAST#Breaking new#