A brief message to our Somali EALA Members:
Congratulations to our representatives in the East African Legislative Assembly. Stay united, protect Somalia’s interests, and uphold our nation’s dignity in every forum. Your success is Somalia’s pride. 🇸🇴
Mohamed Dahir, MP

Dastuurka waxa uu caddeeyay in Xildh ee labada Aqal ay yihiin kuwa keliya ee sharciyan wax ka beddeli kara dastuurka, iyadoo la raacayo habraac. Madaxweynaha waxa uu leeyahay door hoggaan siyaasadeed, balse ma leh awood uu kaligiis wax uga beddelo Dastuurka
@TheVillaSomalia
Waxaan boggaadin iyo garab istaag mudan ciidankeena Qaranka ee naftood hurayaasha ah ee ku dhiirraday in ay naftooda u huraan sidii loo heli lahaa Soomaaliya nabad ah oo xasilloon kana caagan Khawaarijta arxanka darran.
Dalxureeya Mahadsanid
@TheVillaSomalia
Waa waajib in aan ka xildhibaanno ahaan garab istaagno dadaallada lagu horumarinayo dalkeena, Waxaan ugu baaqayaa dhammaan mudaneyaasha Baarlamaanka in aan si wadajir ah u taageerno qorsheyaasha lagu xasilinayo dalka iyo qabashada Doorasho qof iyo cod ah.
@SomaliPM@OmarHashi114
Dhaliishu waa wax dhisaya oo horseedi kara isbedel iyo horumar, laakiin caydu waa wax burburinaya oo keeni kara xumaan iyo kala fogaansho. Marka wax la dhaliilayo, waxaa muhiim ah in la adeegsado hadal suuban iyo xushmad si looga faa’iidaysto fikradda la gudbinayo.
@OmarHashi114