Xulka Somalia U17 oo beri ka hor iman dono Xulka Kenya tartanka CECAFA CUP.waxaa u rajeynena wilashena gul iyo inay magaca SOMALIYED kor u qadan.#Dalabxpress, ayado la kashaneyso SAMIRA SOMAL waxay ku abaal marineysa #MACMACAN iyo #FREEDELIVERY qofki sadaliyo natijada Kulankas
๐ธ๐ด Waxaa caawa 00:00 1da Janaayo 2018 si rasmi ah hawada usoo galinay numberada 2001 (hormuud) oo si toos ah wax looga dalban karo. Mobile applications iyo website kana way xigi doonaan insha Allah.
#dalabxpress#Mogadishu#H2001#OfficialLaunch#bismillah