38 Qof oo Wada Culusoow Ugu Qorantahay hebel culusoow iyo hebla ina culusoow 😂markey Kugu so Darsadaan Waa Reer So Qaxay😂
So dhawaada Dhiigeyga Muufo iyo Macsar na Waa iga Diyaaar😂❤️❤️🙏
Nin iyo Naag Isku eg unbaa malmahan is guursanayo
So Tii la Oran Jiray Dadku Markay Cabaar is qabaan bay isku ekaadaan😂
Malaha Ayaamahan Shukansigaaba la iskugu sii ekaadaa
Astaqfirullaah Lol 😂@fortunhassan@AbdirizakCilmo1@Ofaysal1984 @nada_gallow @Cadnabotan5 😎