Bismillahi, Waxaan tacsi u dirayaa ehelka dadkii ku naf waayay weerarka Villa Rose.
Inti ku dhimatay Allah SWT ha u naxariisto, kuwa ku dhaawacmay Rabbi ha siiyo caafimaad deg deg ah. Koxaha argagaxisada aan dagalka adag kula jirno malmahoodii ugu danbese ayay ku jiraan.!