β€οΈπ€π€π€π€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈπ€π€π€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈβ€οΈπ€π€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπ€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπ€π€π€π€π€π€π€π€
β€οΈβ€οΈβ€οΈπππππππππ
β€οΈβ€οΈππππππππππ
β€οΈπππππππππππ
P A L E S T I N E
Alhamdulillah another 5 rounds in the bank and dominated a champion to unify our belts.
Donβt watch the cut - headbutt.
@ufc@danawhite call me.
Itβs time for a Somali in the UFC
@waafihq@Hormuud
I just introduced an Iran War Powers Resolution with @RepRoKhanna to prohibit U.S. involvement in the Israel-Iran war.
This is not our war. Even if it were, Congress must decide such matters according to our Constitution.
Hard fight but we got the win alhamdulillah. Not the greatest performance but a win is a win now time to make improvements
5 round fight and interim UAE flyweight champion.
Thank you everyone for the support
@waafihq@AliAbdelaziz00@FlRDAWS
Hannaanka loo maareeyey Gogosha Wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku baaqay, cidda lagu martiqaaday iyo ajandaha guud ee la tilmaamay, intuba waxa ay muujinayaan in madaxweynuhu uu wali ka leexanayo inuu si dhab ah u wajaho xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.
Xaliimo! Malaha sidaan u fahmay markaad ugu yeeraysay Hollywood ayaa qal'danayd! Mala'hayga hadaysan ahayn erey u dhigma ilbax ama iska doon! Ee ay erey kale tahay inaan qof ku gafay ayaaba dhici karta! Marka waan ka cudur daaran intaan soo o'gaan mac'naha hadalku u dhacayo!
Dhanka kale muddo dheer oon is naqaanay waxaan u malaynayey inaad taqaanid inaan ahayn dadka teams isaga biira, balse aan ahay kuwa taageera xaqa wallowba aan ku noq'dee kali!
Marka Halimo iga daba'gee maxaa loola jeedaa Hollywood, siiba kaan kaa maqlay eed odaygaas ugu yeeri jirtay?
Waliba hadda waa ka sah'lan tahay in dad tebin loo sameeyo sidii hore oo ahaan jirtay TV ama Raadiye! Imika qofkasta waxay ku gaaraysaa dhib yari & aalada uu ku taxan yahay, waxa kali ah ee loobaahan yahay waa in la sameeyaa kooxo kala geeya YouTube, TikTok, FB & halkii kale oo loo badan yahay. Sidoo kale waxaan soo dhaweynayaa inaad qaadatay Garashada inaad maadaama aadan ololihii 1aad a seegtay, inaad kan hormuud u noqoto Soo Noolaynta Afka Hooyo oo imika ku dhow inuu ku biiro af'fafka sii da'bar go'aya!
Waxaan jec'laan lahaa inaad xil iska saartaan bar'naamij ugu yaraan bil'le ah ama laba asbuuc'le ah, aadna ku cusuumtid dadka afka Soomaaliga ku xeell dheer & dad suugaan dhuux ah, sidoo kale waxaan aad uga faa'iidi lahayn barayaal afka Maay'ga ah inay inoo sah'laan qeyb afkeena hooyo ah een ka caagan nahay!
Waxaa kaa caawin kara Wallaal @AbdiAbdinur oo qaban jiray kal'hore mow'duucaan aadna u sameeyey xiriiro wacan!
Waxaan sug'naaba waa Tebino xiisa leh oon kaga nasano siyaasada na aafeysay!
Tacsida iyo murugada waxaan la qaybsanayaa ehelada iyo qoysaska ay ka bexeen dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku naf waayey badda u dhexaysa dalalka Aljeeriya iyo Isbayn.
MOGADISHU STADIUM ποΈπΈπ΄ WAS MILITARY BASE FOR AFRICAN UNION - 2011 βΌοΈ 2025- AFRICAN FOOTBALL LEGENDS IN THE SAME STADIUM ποΈ SOMALIA πΈπ΄ SPORTS IS RISINGβΌοΈ