Minyarada lasheego ileen waaba naag maalin cadeey riyooneysa iyadoo soo jeeda
"Waxaa dhagaha ugu jira hees cod macaan oo u ku luuqaynayo ninkii ay min weynta ka dhacaday oo ku leh
"Anigu dhin'dhin anigu... https://t.co/ddNf64Z2hG
Anigu waxan ku talin lahaa
Geela USTARAALIYA
Maraakiib halaguso raro
Si loogu bixiyo MAGTII dadkii la la'laayay 30 kii sane lasoo dhaafay
Qabiil walbana ha soo qorto intii ka dhibatay.
Gaalo cad cad oo wada buurya qab ah aa H.G ka burisay wadankaan
Hadaneh GAALO mad madoow oo san bakharyaal ah aa xididada ku aasteen mar hore
Ar H.G see camal adinka Makhaayad shidoow lee ku hilmaanteen hawshii dhan la idinku kasaayay.?