GOLAHEE LA FUREY?
Waxaa shaki iga galey golaha la yiri maantay waa la furey! Ma Golaha shacabkaa mise golahii hanuuninta dadweynaha ee la dhihi jirey xilligii kacaanka “orientation”.
Kooxo fanaaniin qaadaya heeso... https://t.co/hSBnr2mNcp
Wan ku farxay markaan arkay sawirkaan ad iyo ad iisoo jiitay wanan ku farxay waana musawir aad kuu dhiiragilinaaya hafidulah somalia culture agains
@NacimaAbwaan respect👏