Waxaan hamplyo diiran u diraaya zxpky qaali Eng maxamuud maxmed abdukadir bosa @mohamudbosska oo xalay loo doortay gudoomiyaha jaaliyada puntland ee wadanka bangaldesh waxan alle ugu rajeyn inuu alle ku asturo xilka culus ee loo doortay hamplyo bwe
U jeex wado badbaado dadkaad hogaanka u haysid, hadii ay gadaasha iyagu ku bad baadayaan , taas macneheedu waxay tahay qof kasto ka danbeeya wuxu baadi goob u galaya meshaad adu martay , si uu isna markaa tusaale ugu sii ahaado jiilka ka danbeeya .
ادا كانت ال��ضية ان نعود الي 1960عند استعمار الإيطالي يحكم البنوك والمسؤسسات المالية وجميع القطاعات المهمه البلاد، دعنا ندعو البريطاليين والإيطاليين لاستعمارنا مرة اخرى، الصومال دولة حرة ولكن غدا ستكون مثل جنوب افريقيا يستعبد السكان الاصليين في اراضهم،ادا لم تكن علي دراية بافعالهم
#Layaab!!!!
wixii puntland ka dhacay shalay @draliise o ah shakhsi halbeegiisa aqooneed cid kasta taqaan puntland xildhibaanadeeda hal cod bu ka helay
Halka @karaash 47 cod ka helay maxaey ku qiimeeyeen xildhibaanadu, cabir noocee ah ayey labada nin wada saareen ??????
#Layaab!!!!
wixii puntland ka dhacay shalay @draliise o ah shakhsi halbeegiisa aqooneed cid kasta taqaan puntland xildhibaanadeeda hal cod bu ka helay
Halka @karaash 47 cod ka helay maxaey ku qiimeeyeen xildhibaanadu, cabir noocee ah ayey labada nin wada saareen ??????
I'm indebted to anyone who had been part of my campaign & I am very proud of you all. I have led decent campaign and took issues to heart of the public from Gal-dogob to Badhan to Ufeyn. Puntlanders are & have been ready to elect their MPs/President but let down by politicians.
Puntland as well as Somalia has no future in selected MPs by traditional leaders and those politicians who failed our people to make their choices to directly elect their MPs/Presidents will be trashed in the history books. For me, I am not going back to 66 MPs for re-election.