MUQDISHO — Galabta waxaan halkan si kooban ugu ku soo bandhigay dareen aan qabo oo ah inaan wax ku soo kordhin karo sidii dalkeena looga saari lahaa dhibaatooyinka is biirsaday ee ragaadiyey. Tawfiiqda Ilaahay iyo taageeradiinna ayaan u baahnnahay. Mahadsanidiin.
$TAO dorraad oo aan chartgeeda eegayay baan arkay in ay maagan tahay biibid. Alert oo aanan ku xidhan meeshii aan qiimaha markaa ka sugayay waa i dhaaftay saakaan arkay iyadoo hawada duulaysa.
@ivar_x47 $SOL in ay 1k gaadho waxay u baahan tahay wax ka badan 600 billion market cap, halka $TAO ay u baahan tahay 21 billion. Saas darteed 600 waxaa ka gudud 20.