Xildhibaannada golaha shacabka ee dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan yeeshaan.
Xildhibaannada ayaa waxaa xalay loo diray farriimo lagu wargalinayo in ay maanta kulanka u soo xaadiraan.
Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay diidday ka qeybgalka dhageysiga Kiiska dacwadda Badda ee Maxkamadda ICJ, Kenya wey ka hartay Dhageysiga Kiiska Badda
H.E @M_Farmaajo has led the nation in giving a heroic State send off to our Late President H.E Ali Mahdi when he joined family, relatives & citizens for national funeral prayers in #Mogadishu. The President prayed for Allah's Mercy and Jannatul Firdows upon our deceased leader.
The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia, James Swan, has condemned yesterday’s shelling inside Mogadishu’s Aden Adde International Airport.
Ka Taxa Dar COVID-19 waa Cudur Halis ah oo kudhaca Qof kasta ka hortag ayuu leeyahay ee Ka daba Tag male Isticmaal Afxirka'Galoofiska Gacmaha iyo Nadaafada Guud Jooji Salaanta Gacan Qaadka ah Wacyi Galinta Ka bilow Gurigaaga.
#Alle Haanaga Dulqaado.
Dowladda oo Amar ku soo Rogtay Sababo laxiriira Cudurka Coronavirus Goobaha Waxbarashada in Labo isbuuc La xidho oo ka bilaabaneyna 3 Maarso kuna eg 17 Maarso sidoo kale waxaa Amar lagu Bixiyay in Qof kasta Xirto Afxirka iyo Galoofiska Gacmaha si loo yareeyo Faahfaahintaanka.