Kalfadhigii 19aad ee Golaha Fulinta ee DDS ayaa ansixiyay miisaaniyad dhan 385 milyan oo birr oo wax lagaga qabanayo baahiyo degdeg ah oo ay ka mid yihiin kabista/dhiirigalinta ciidamada kala duwan ee Deegaanka si loo wajaho saamaynta sicir-bararka ee nolosha, gurmadka guud
WAA WASIIRKII UGU SHAQDA BADNAA WASIIRADA SOMALI STATE EE SANADKA WAANA U DEEGA AH SHACABKA WAA HUBAAL MEESHA KA JIRO INUU XILDHIBAAN KA JIRO DOORO Dr C Fataax Sh Biixi MAANTA AYUU CODKAAGA MIHIIM YAHAY.
Innaa lillaahinwa innaa ileyhi raajicuun!
Allaah ha u naxariisto CabdiRashiid Sheekh Biixi oo Maanta ku geeriyoday dalka Sweden. Allaah dhamaanteen samir iyo imaan ha inaga siiyo gaar ahaan Heer Sh bixi iyo Ehelka oo dhan Abdirazak A Sheik Bihi Idil A Sh Bihi AbdiAziz A Sh Bihi
Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ka hadlay bannaan baxa Lagu Taageeraayo isbadalka Dalka, iyo Xisbiga Barwaaqo, ayaa Sheegay in lagu guulaystay in talaabo Sharci ah laga Qaado Kooxdii Dhiig Miiratada ahayd ee TPLF,