Xalay ayuu wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdilaahi Goodax Barre kaga dhawaaqay telefishanka dawladda, in guud ahaanba la joojiyey imtixaankii dugsiyada sare e e dawladda. https://t.co/tkPil5DQsF
Everyday is mother's day! Waxan ahay gortii aad tamar darayd tii garabkaga taagneyd intay kugu qaaday caloosha,ku hadal bartay oo ku korisey misna aan ka hadhine gacanta ku qabtay oo ku dhafisay qayrkaa.Haa waxan ahay ruuxii tiisa oon daryeelneyn taada ka hormariye ee kuu tudhay.