– boqol sano oo aad sida gorayada u noolaato ayaa kaqiima badan Maalin aad sida libaaxa u noolaato.
– Geesinimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda.
– Tijaabada ugu weyn ee lagu qiyaasi karo geesinimadu waa qofka oo la eego sida uu ugu adkaysto guuldarrada iyo jabka,
@PresidentMadobe – Haddii aad caado ka dhigato in aad ka cadhooto wax kasta oo ku raalli gelin waaya, abidkaa nolosha ku xasili maysid.
– Haddii aad doonto Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madax ha u noqon.
King Burmadow from #Somaliland "regrets" and publicly apologized for his remarks that #Somalia has two governments - AlShabab & FGS.
Burmadow who is in Mogadishu expressed sympathy to late AS leader Godane killed in #US airstrike in Sep 2014. #Somalia.
https://t.co/LKnoFlCw7W
– Haddii aad caado ka dhigato in aad ka cadhooto wax kasta oo ku raalli gelin waaya, abidkaa nolosha ku xasili maysid.
– Haddii aad doonto Khayrka minjo u noqo, laakiin sharka madax ha u noqon.
@HarunMaruf – Marka qofka laga xaarrimo nolosha uu doonayo, jidka keliya ee u furani waa in uu sharciga iyo kala dambaynta la dagaalamo # muhiimada maaha inaat hadasho oo kaliya ee waa inaat wax wanaagsan oo alle raali kayahay aat bulshada u qabato