🏆 Referee announced for 2026 #SuperCup!
We're pleased to share that Somali referee Omar Artan will officiate the highly anticipated match between PSG and Aston Villa in Salzburg.
📢ebadal Exchange
Twitter space ama X ayaa dhici doona barri oo ay sponsor ka yihiin ebadal iyo 5A-HUB
👉Ebadal Exchange waa isku Bedelka lacaga crypto and fiat
👉Adeegyada aad ka heli kartaan ebadal Exchange
✅️adeeg degdeg siimo leh ( fast service )
✅️adeeg amaano leh ( secure service)
✅️ adeeg lagu kal soon aan karo ( reliable service )
24hr /7 waxay diyaar kula yihiin u adeegidda macaashiima.
👉Cinwaanka looga hadli doona space-ka ( waa maxay isbedelada cusub ee suuqa crypto-currency ).
👉Waxaa jiri doona Give away oo ay idinku talageen ebadal Exchange and 5A-HUB .
✅️3 qof ayaa nasiib uyeelan dona in ay helaan give away
Kasoo qeyb gal wacan