Join Our Team โ Weโre Hiring a Customer Relations Officer! ๐ท Location: Sultan Business Park, Mogadishu ๐ท Full-Time Position ๐ท Apply now by sending your CV & Cover Letter to [email protected] or visit our office! #wearehiring#joinemaar
Shrikadda Emaar Construction and Real Estate way umadda soomaaliyeed ugu hambalyeyneesaa Munaasabada Cidul fidriga waxayna idin leedahay nabad iyo cafimaad ku ciida.
๐๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค
#eid2024#Emaar#lifeatemaar
Daruro Jewellery wa mid kamid ah macamiishena oo aan u design-gareenay interior design quruxbadan.
Emaar u taagan haqabtirka baahidaada dhismo guriga goob ganacsi quruxbdan iyo xafiisyo si heer sare la qabalabeyey.
#Mogadishu#interiordesign#lifeatemaar#construction
Waxaa ogeysiineena dhammaan macaamiisha shirkadda Emaar Construction and Real Estate in wax kabadal ku sameeyay waqtiga shaqada ee shirkadda.
waqtiga shaqada waa 8:00 AM Subaxnimo ilaa 3:00 PM Galabnimo.
#emaar#construction#Ramadan1445#lifeatemaar