Asc asxaabey
Madaxda dalka soomaaliya hal mid ayey ka mideysanyihiin oo ah danahooda in ay eegtaan weli ma aanan arag madax aan dantiisa aan daneynin waxaa aad ka dareemeysaa waayaha nin walba ninkuu dantiisa ka waayo waa uu weeraraaya
I am proud to receive my national ID card today under the historic #Somalia ID Card roll out. This is a key milestone in our state-building process as this crucial document shall enhance security, public sevice provision & provide our citizens a means to establish their identity.