Siyaasadda muufaysi ga ee mabda' aan ku dhisnayn markasta oo geba geba la gaaro waa kays xag xagtaa.
Qaraxa tareenka JSP firirkiisa Alle hanaga badbaadiyo
Xasan Sheekh halkuu u socdaa yaase la shaqayn doono
Axmed Geeda Naar waa tagay
Laftagareen waa tagay
Qoorqoor waa socdaa
Cali Guudlaawe waxba fara uguma jiraan
Dastuurka la ansixiyey intuu ka dhaqan gali doonaa
Somaliland waxaa aqoonsatay Yahuudda waxaana hubaal ah in ugu yaraan ay saldhig ka sameesanayaan marka walaal ma kula tahay in madaxdooda lagu tilmaami doono murtadiin oo qaraxyo laga samayn doono magaalooyinka laga dhisi doono saldhigga iyo safaaradda Yahuudda.
aaway ciidankii xoogga dalka iyo 10 diyaaradooda ee alcadaala sheegay in lagu soo gaday lacagihii lagu gaday dhulkii dhawladda iibisay Itoobiya waxaa duqayn ee ka geesato Soomaaliya ugu dambaysay 2006 waana wax laga xumaado in 19 sano kadib loo baahdo Ciidanka Cirka Itoobiya.
Ciidanka Itoobiya ayaa shabaab ka difaacay magaalada Muqdisho waxayna duqayn kagaysteen goobo u dhaw soos iyo suuqa xoolaha halkaasoo marqura lagu baraarugay hir wayn oo shabaab ah oo magaalada foodda ku soo haya waxaase isweydiin leh.