Allaah wuxuu leeyahay: "Addoomadayda waan u dhawahay, waana ka aqbalaa ducada marka ay wax i weydiisanayaan."
Marwalba aad dhib dareentid gacmahaaga samada u taago o waxaad dhahdaa oo aad ku "celcelisaa: Ilahayow aniga waxaa i tabtay dhib Adigana waxaad tahay mid naxariis Badan.